Q/Midoobay oo Somalia ka fulineysa olole 16 Maalmood soconaya (Akhriso)

WAR-SAXAAFADEED Iyadoo ay billaabanayaan 16ka maalmood ee caalamiga ah ee u Hawlgelidda la dagaallanka Xadgudubka ku Salaysan Jinsiga ayaa Qaramada Midoobay ee Soomaaliya waxay ku baaqeysaa In La Laballaabo dadaallada looga hortagayo waxna looga qabanayo xadgudubyada ka dhanka ah haweenka iyo gabdhaha. “Dhibaatooyinka bani’aadantinimo ee ka socda Soomaaliya waxay barakiciyeen dad badan waxayna haweenka iyo … Continue reading Q/Midoobay oo Somalia ka fulineysa olole 16 Maalmood soconaya (Akhriso)